LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Arne Slott oo ka hadlay guusha ay kooxdisa ka gaartay Southampton.

Liverpool ayaa la ciyaartay kooxda Southampton, kulan ka tirsana EFL Cup, taas oo ay guushu ku raacday Reds.

Reds ayaa goolka koobad u dhaliyey Darwin Nunez daqiiqadii 24aad,  goolka 2aadna wax ku daray Elliot daqiiqadii 32.

Ciyaartoyga reer Southampton eeCameron Archer ayaa goolka 1aad ee kooxdisa u dhaliyey daqiiqadi 59aad.

Southampton ayaa isku dayo farabadan isku dayday inay keento goolka barbaraha, laakin uma ay suurto galin inay gool kaas dhaliso, qaybihii danbe ee ciyaarta ayaa weerer culus  la kulanty Reds laakin way la tacaashay

Slott oo ka hadlay guusha ay kooxdisa gaartay ayaa Slott ayaa sheegay dawaashada taarabuunka sabab la xidhiidha ganaax ayaa yidhi  "Waxa ay ahayd arin cusub oo wanaagsan ."

Isaga oo ka hadlay isbadalada uu sameeyey ciyaartan ee ah qaabciyaredka Endo, Elliot ayaa waxa dhahay, "Harvey si fiican ayuu u soo bandhigay ciyaartii sabtida ee Fulham, aad ayeyna ii ahayd in aan aragno isaga oo ciyaaraya 90 daqiiqo ee ciyaarta. Taas oo uu maanta dhaliyey gool, isaga oo garab midig ka ciyaara, laakin waxaan dareemay inuu bilaabay inuu caajiso."

"Waxa ay ahayd inaan isku dayno isbadelkaas, marka aad ayay ii farxad galisay inaan aragno isaga si fiican u ciyaaraya."




Waxa uu ka hadlay arinta Federico Chiesa waxuuna dhahay "Ma garanayo inaan si isku mid ah wax u aragnay, laakiin waxaan filayaa in wixii aan arkay filayay, marka ciyaaryahan uu maqnaado shan ama lix bilood, wax badan ma filan kartid. Waxaan arkay waqtiyo aad u wanaagsan, waxaanan arkaynaa qatiyo kale oo aan dareemayay in uu samayn Kati wax fiican."


"Waxuu kusoo gaba gabeeyey isagoo ka hadlaya khatarta ah in isbadalo badan lagu sameeyo:      "Waa wax iska caadi ah inaan dhaho hadii aan ciyaarsiyo dhamaan xidigaha sida joogtada ah u ciyaara, waxa aan haysana koox cajiib ah ah ciyaartay waana sababta aan is badalka u sameeyey."


Post a Comment

0 Comments