Liverpool ayaa wacdaro layaab ah ka dhigaysa Horyaalka Premier League kaas oo ay hogaanka ay ku qabatay dhibco gaadhaya 5 dhibcood.
Liverpool ayaa la dheeshay kooxda Aston Villa kulan ka tirsan Premier League kaas oo ay guushu ku raacday kooxda faca wayn ee Liverpool.
Aston Villa ayaa marti ugu ahayd Liverpool garoonkeeda Anfield kaas oo ay Liverpool ku marti galisay kooxda Aston Villa.
Liverpool ayaa hogaanka qabatay ciyaarta half horeba kaas oo hogaanka uu u dhiibay ciyaartoygooda reer Uruguay ee Darwin Nunez kaas oo helay kubad ka soo fakatay Mohamed Salah.
Mohamed Salah ayaa dhaliyey dhamaadka ciyaarta goolka 2aad kaas oo ciyaarya u quus gooey kooxda Aston Villa kaas oo uu dhaliyey daqiiqadii 84aad kaas oo u dhamaystiray Mohamed Salah.
Mohamed Salah ayaa xiliciyaareedkan wacdarayna 8 gool iyo 6 assistant kaas oo imika laga cabsanayo inuu u saxeexin heshiis kooxda.
Liverpool ayaa xiliciyaareedkan la filayaa inay ka baxaan saxiixyo waa wayni kuwaas oo ay ka mid yihiin Mohamed Salah, Alexander-Arnold iyo cabtanka Virgil van Dijk, kuwa oo wali aan xaqiijin mustaqbal kooda
Liverpool ayaa la filayaa in ay hogaanka Premier League hayso illa dhamaadka xiliciyaareedkan kaas oo suurta galin kara inay qaado horyaal ka Premier League taas oo imika ay ku hayso 5 dhibcood.
Marka laga eego qaybo farabadan oo kooxdan Arne Slot waxa la filli karaa in ay qaado horyaaal kan kaas oo u muuqda in aaanay ciddi la tartamayn kooxda reer Reds
Kaas oo kooxi la tartamaayey ay wada hurdaan haday tahay Manchester City, Arsenal, Chelsea. Iyo kooxo farabadan oo iyaga aan laga filayn meelaha horeba.
Arne Slott ayaa la filaya inuu yahay horyaal kan kiisi una muuqda.
Arne Slott waa macalinkii ugu horreeyey 17 ciyaarood ee ugu horreeya 15 kamida ah badiyey waana macalin jabiyey rikoorkii u yaalay macalinka Jose Mourinho kaas oo badiyey 13 ciyaarood ee ugu horreeyey.
Macalinkan ayaa hada ka dhisan meelkasta oo garoonka dhexdeeda ah haday tahay Daafac,Dhex iyo Weerer ba.
0 Comments