Harry Kane oo ah ciyaartoy reer England ayaa ah weerar fiicaan oo ay ku tamariyaan xulkiisa England kaas oo u mode farabadan u dheelayey kaas oo wax koob ah la qaadin xulkiisa iyo kooxihii uu soo maray, xitaa kooxda faca wayn ee hadda joogo. Waxaan lagu tilmaama ciyaartoy nasiib xun.
Harry Kane oo dhaliil usoo jeediyey kuwa ka mida saaxibadiisa xulka uu la dheelo ee ay isku qaranka yihiim.
Waxaana u sheegayin ay ka faa'iidaysanayaan maqnaanshaha macalin muddo farabadan joogay, iyagoo iska diiday in ay ku biiran xulka kulanka caawa la la dheelayo Greece.
Saddex ciyaartoy oo looga yeeray xulka ayaa iman kuwaas oo ka doorbiday kulan kan kooxohooda.
Thomas Tuchel ayaa noqonaya macalinka la wareegaya macalin nimada xulka kaas ok u kala wareegayo macalinkii hore ee Gareth Southgate bishan janaayo ee sanadka cusub.
Waxa uu sheegay hadii macalinka Jarmalka ahi joogi lahaa qaranka In ay wada iman lahaayeen ciyaartoydaas.
Kane oo u saftay England kulamo farabad ee koru dhaafay 100 kulan , ayaa sheegay.in xulka uu ka mudan yahay wax walba.
Harry Kane ayaa u sheegay ITV: "Waa wax laga xumaado usbuucan dabcan, Waxaan u maleynayaa in ay tahay xilli adag oo xilli ciyaareefka ah, laga taabee in laga faa'iidaystay taad Yar. Si daacad ah uma jecli tuntii waxaan u maleynayaa. Suda aan u sheegay halkaas, in England ay ka horayso waxwalba. Xaalad kasta oo kooxeed".
0 Comments