Tababaraha xulka England ee Thomas Tuchel ayaa sheegay in aqoon uuna u lahayn shaqad uu u qabtay xulka sadexda libaax waan ta sababtay in uu saxeexo heshiis dhigaya in 18 bilood oo kaliya.
Subaxnimadij Arbacadii, xiirirka kubada cagta ee England ayaa xaqiijiyey inay u doorteen 18 bilood ee soo socda tababarihii hore ee Chelsea u qaaday Champions League in uu noqdo bedelka joogtada ah ee Gareth Southgate
Tababaraha ku meelgaadhka ah ee Lee Carsley ayaa sii wadi doona doorkiisa kulamada November ee UEFA Nations League ka hor inta aanu tuchel si rasmi ah u bilaabin shaqada January 1.
Taas oo macnaheedu noqonayo in uu Tuchel uu hogaamin doono koobka adduunka ee 2026 ⚽️
Tuchel ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay ku qanacsanaanta ah in uu hogaamiyo xulka mudo kooban oo kaliya oo ah 18 bilood
"Waxaan aan go'aansaday in aan saxiixo heshiis 18 bilood ah maadama aanan khibrad ka haysan ciyaaraha caalamiga ah ah" ayuu yidhi
0 Comments